Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Magacaabay guddi Wasiirro ah iyo howsha ay qabanayaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre  ayaa magacaabay guddi wasiirro iyo masuuliyiin kale isugu jirta oo ka shaqeenaya u diyaar garowga xuska maalmaha xuriyada. Qoraal uu soo saaray Ra’isul Wasaaraha ayuu ku sheegay in iyada oo la garowsanayo qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Magacaabay guddi Wasiirro ah iyo howsha ay qabanayaan